Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Horseed » Somali News » World News » Page 122

World News

Ra’isul Wasaaraha Isreal oo ku tilmaamay Eedaha Musuqmaasuqa ee loo Haysto afgembi

Kadib markii lagu soo eedeeyay eedo musuqmaasuq iyo wax isdabamarin ayaa Ra’isul wasaaraha Isreal Benyamin Netanyahu wuxuu ku tilmaamay eedahaasi…

November 22, 2019 | by Horseed Staff

4 Qof oo Ku Dhintay Banaanbaxyo Waaweyn oo Ka Socda Wadanka Ciraaq

Ugu yaraan 4 qof ayaa ku geeriyooday, 48 qof oo kalena dhaawacyo ayaa soo gaaray ka dib markii ciidamada ammaanka…

November 21, 2019 | by Horseed Staff

Afti Dadweyne oo ka dhacaysa Gobolka Sidama ee Dalka Ethiopia

Qowmiyada Sidama oo ka tirsan shucuubta ismaamulka koonfureed ee dalka Ethiopia ayaa maanta u dareeray afti doorasho gaar ah oo…

November 20, 2019 | by Omar Mohamed

Qunsulka Isreal U Fadhiya Newyork oo Fadeexad iyo Waji-Gabax Kala Kulmay Jaamacada Harvard

Maalintii arbacadii ee toddobaadkan waxaa ka dhacday Hoolka Kuliyada qaynuunka ee jaamacada Harvard ee dalka Maraykanka arrin soo jiidatay warbaahinta…

November 15, 2019 | by Horseed Staff

Gaza: Tirada Dadka Ku Dhintay Weerarada Isreal oo Kordhay

Ciidamada Isreal ayaa maalintii labaad duqaymo xoog leh ka fulinaya marinka Gaza ee dhulka la haysto ee Falastiyiinta. Saraakiisha caafimaada…

November 13, 2019 | by Horseed Staff

Gaza:Israel Oo Duqayn Ku Dishay Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Kooxda Falastiniyiinta ee Jihad

Ugu yaraan 5 qof ayaa ku geeriyootay Weerar dhinaca cirka ah oo diyaaradaha Israel ku qaadeen marinka Qasa ee dhulka…

November 12, 2019 | by Horseed Staff

IGAD oo Amar Culus Dul Dhigtay Dowladda Koonfurta Suudaan

Shir aan caadi ahayn oo wasiiradda arrimaha dibada ee urur goboleedka IGAD ay yeesheen ay ku amareen dowladda koonfurta Suudaan…

November 11, 2019 | by Horseed Staff

Siiriya: Nin Caawin Jiray Kooxda White Helmets oo Maydkiisa Laga helay Istanbul

James Le Mesurier oo hore uga tirsanaa ciidamada Boqortooyada Ingiriiska, islamarkaana ahaa asaasaha kooxda badbaadada Mayday Rescue oo tababari jiray,…

November 11, 2019 | by Horseed Staff

Iiran oo Laga Daahfuray Ceel Shidaal Oo Balaayiin Fuusto Ku Jiraan

Madaxweynaha Iiran Xasan Ruuxaani ayaa ku dhawaaqay inay heleen Ceeli Shidaal oo ay ku jiraan 53 Bilyan oo Fuusto oo…

November 10, 2019 | by Omar Mohamed

Turkiga oo Xusayo 81 Guuradii Ka Soo Wareegtay Geerida Mustafa Ataturk

Maanta oo axada ah waxaa dalkaasi turkiga laga xusayaa sanadguuradii 81aad ee ka soo wareegtay geeridii hoggaamiyihii asaasay jamhuuriyada Turkiga…

November 10, 2019 | by Horseed Staff

Hindiya:Maxkamad Ku Wareejisay Dadka Hinduuga Masaajid ay Lahaayeen Muslimiintu

5 Garsoore oo ka tirsan Maxkamada sare ee wadanka Hindiya ayaa xukumay in Hinduuga lagu wareejiyo Dhulkii laga barburiyay Masjid…

November 9, 2019 | by Horseed Staff

Haweenay ka Badbaaday Dagaalkii Labaad ee Aduunka oo Ilaalo Gaar ah Loo Sameeyay

Haweenay lagu magacaabo Liliana Segre oo da’adeedu tahay 89 Jir ayaa ciidamada ammaanka ee Talyaanigu waxay u sameeyeen ilaalo gaar…

November 7, 2019 | by Horseed Staff

Haweenay Kenyan oo 1 Kiilo oo Daroogo Khatar ah Ku Waday Caloosheeda oo La Qabtay

Booliiska wadanka Thailand ee Koonfur Bari ee Aasiya ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Bankok ku qabtay haween u dhalatay wadanka…

November 7, 2019 | by Horseed Staff

Erdogan oo Xaqiiyay Qabashada Mid Ka ah Xaasadkii Hoggaamiyihii Daacish

Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa xaqiijiyay in ciidamada amnigu ay gacanta ku dhigeen mid ka mid ah xaasadkii hoggaamiyihii…

November 6, 2019 | by Omar Mohamed

Dad Caraysan oo Weeraray Qunsiliyada Iiran ee Karbala

Ugu yaraan saddex ayaa toogasho lagu dilay ka dib markii mudaharaadayaal caraysan ay weerar ku qaadeen qunsliyada Iiraan ay ku…

November 4, 2019 | by Horseed Staff
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 120
  • Go to page 121
  • Go to page 122
  • Go to page 123
  • Go to page 124
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 152
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd