Afghanistan: Jaamacada Kabul oo la weeraray

Wararka kasoo baxay magaalada Kabul caasimada Afghanistan ayaa sheegaya in subaxnimadii Isniinta weerar lagu qaaday xarunta Jaamacada magaaladaasi. Ciidamada Amaanka…

November 2, 2020 | by Abdirisaq Shino

Armenia oo gurmad ka dalbatay Ruushka

Raysalwasaaraha Armenia Nikol Pashinyan ayaa maanta oo Sabti ah codsigan u diray Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. Dowlada Armenia oo ay…

October 31, 2020 | by Abdirisaq Shino