Madaxweynaha dowlada Vietnam Tran Dai Quang ayaa la sheegay inuu geeriyooday maanta oo Jimce ah sida laga sheegay warbaahinta dowladaasi.…
Hogaamiyaha Mucaaridka Ugandha Xildhibaan Robert Kyagulanyi oo loo yaqaan Bobi Wine ayaa khamiistii shalay dib ugu soo noqday dalka Ugandha…
Labada hogaamiye ee dalalka Kuuriyada Waqooyi iyo Koonfureed ayaa maanta oo Arbaca ah heshiis ka gaaray qodobo muhiim ah kadib…
Wasaarada Gaashaandhiga ee dalka Ruushka ayaa Salaasadii shalay ku eedaysay diyaaradaha dagaalka ee Israel inay ka danbeeyeen khasaarihii ka dhashay…
Duufaanta Florence ayaa saaka oo Jimce ah gaartay xeebaha gobalada North Carolina iyo South Carolina ee xeebaha bariga dalkaasi Maraykanka.…
Waxaa khamiistii shalay si rasmi ah loo xiray xafiiskii uu Maamulka Falastiin ku lahaa magaalada Washington DC ee caasimada Maraykanka,…
Madaxweynaha dalka France Emmanuel Macron ayaa markii ugu horeysay qiray danbiyadii uu gumeystihii Faransiiska ka geystay dalka Aljeeriya xiligii uu…
Dowlada Spain ayaa sheegtay in gantaalada Casriga ah oo gaaraya 400 ku wareejin doonto dowlada Sacuudiga, todobaad kadib markii la…
John Bolton oo ah Lataliyaha dhinaca Amniga ee Madaxweynaha Maraykanka, ayaa sheegay in Maraykanka uu awood walba u adeegsan doono…
Koox hubeysan ayaa Isniintii shalay weerar ku qaaday xarunta dhexe ee hay`ada Batroolka ee wadanka Liibiya oo ku taal bartamaha…
Doorashadii Baarlamaanka ee dalka Sweden ka dhacdey maalintii shalay ee Axadda ayaa natiijadii codbixintu noqotey mid aad u xiiso badan,…
Saraakiisha Aqalka Cad ee Maraykanka looga taliyo ayaa sheegaya in Trump iyo xubnaha ku dhaw dhaw ay weli baarayaan shaqsiga…
Dagaalka ka socda magaalada Xudeydah ayaa sii xoogeystay shalay iyo maanta oo Isniin ah kadib markii lagu fashilay wadahadalkii laga…
Madaxweynaha dalka Sudan Cumar Al Bashiir ayaa Axadii shalay gebi ahaan kala diray Golihiisii Wasiirada, si uu wax uga qabto…
Warbixin ay daabacday jariirada New York Times ayaa lagu sheegay in xukuumada Maraykanka ee Donald Trump kulamo qarsoodi ah la…