Shirweynaha Cimilada Adduunka ee COP28 ayaa maanta oo Jimce ah ka furmay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta. Xoghayaha Qaramada…
Israel ayaa maanta oo Jimce ah dib u bilowday duqeynta Gaza kadib 7 maalmood oo xabad joojin ahayd. Waxaa lagu…
Caasimada Guinea-Bissau ayey tan iyo khamiistii shalay ka taagan tahay xiisad la xariirta xariga Wasiirka Maaliyadda dalkaasi Souleiman Seidi. Wasiirka…
Xamaas ayaa xaqiijisay in hal maalin dheeraad ah lagu daray xabad-joojinta oo ku ekayd Arbacadii shalay. Waxaa socda dadaalo lagu…
Laba nin oo Falastiiniyiin ah ayaa saaka oo khamiis ah weerar ku qaaday galbeedka magaalada Qudus Raggan ayaa rasaas ku…
Henry Kissinger oo ahaa 100 sano jir ayaa soo ahaa La-taliyihii Amniga iyo Xoghayaha Arrimaha dibada ee Mareykanka sanadihii 70aadkii.…
Xamaas ayaa habeenimadii Arbacada soogaleysay siidaayey 10 qof oo u dhashay Israel iyo waliba 2 qof oo u dhashay Thailand.…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Salaasadii markale ku baaqay in gebi ahaan la joojiyo dagaalka Gaza. Antonio…
Qatar ayaa ku guuleysatay in labo maalin oo dheeraad ah lagu daro xabad-joojintii 4ta maalin ahayd oo ku ekayd Isniintii.…
Maxkamadda Caalamiga ah ee Danbiyada ICC ayaa Isniintii shaacisay inay gebi ahaan xirtay baaritaankii danbiyadii dhacay doorashadii Kenya 2007-2008. Rabshadihii…
Maamulka Xamaas ee Gaza ayaa xalay siidaayey qeybtii 3aad ee Israa’iiliyiinta ay soo qabteen dagaalyahanada Falastiin 7dii Oktoober. Dadka lasii…
Weerarkan ayaa habeenkii Sabtidii ka dhacay gobalka Vermont ee dalka Mareykanka, waxaana la sheegay inuu geystay nin cadaan ah. Sadexddan…