Koox baaskoolado ku hubeysan ayaa diley nin ka tirsanaa ciidanka Booliska oo lagu sheegay in uu ahaa Sarkaal, dilka ayaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dadka qaba baahiyaha gaarka…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa markale ka hadlay dagaalka dowlad deegaanka ee u dhexeeya ciidamada Liyuu Boolis…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dalka Masar kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay Xoghayaha…
Afhayeenka Madaxweynaha JFS Cabdikariin Cali Kaar oo ka hadlay hadal heyn ka dhalatay warar ay qoreen Warbaahinta Masar oo ah…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shir la qaatey dhigiisa dalka Masar Cabdulfataax al-Sisi oo uu marti u ahaa shirkooda kadib ayey shir…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa ogolaaday codsi uu Ra’isul wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre uu usoo gudbiyay gudddoonka Golaha.…
Taliska Ciidamada Booliska ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgal xalay ka dhacay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, kaas oo lagu soo…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BFS ayaa la isugu yeeray kulan weyne ay yeelan doonaan maanta, sida lagu daabacay bogga rasmiga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Gargaarka Maraykanka (USAID) Danjire Samantha Power. Madaxweyne…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa inuu safarkii 7aad ee dalka dibaddiisa ah tan…