Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo gudanaysa waajibka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba waxii kasoo kordha xaaladda…
Wasiirka Caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur, ayaa caawa ka hadashay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee guud ahaan caalamka…
Wasaarada Gaashaan-dhigga Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku tilmaantey wax laga xumaado in ciidamo ka tirsan Dawlada ay dhibaato…
Ururka Al-shabaab ayaa Dil-wadareed ku fulisay, lix nin oo ay ku eedaysay in ay basaasiin u ahaayeen dowladda federaalka ah…
Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan dhawaan loosoo magacaabay iyo ciidamo uu watay ayaa si nabad-gelyo ah kula wareegay dhamaan xarumihii…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Guddiga Puntland u qaabilsan diyaar-garowga iyo ka hortagga Covid-19, Sacdii Cabdilaahi Deni ayaa galabta Shir-guddoomiyey…
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa uga digay Ganacsatada Gobolka Banaadir inay sare u qaadaan…
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xaqiijisay inay geeriyoodeen sedax qof oo ka mid ah dadkii uu gudaha dalka ku…
Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha DFs ayaa amar ku bixiyay in dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir si degdeg ah…
Dowladda federaalka ee Somaliya ayaa maanta ku dhawaaqay inay canshuur dhaaf u samaysay cunnooyinka quutul daruuriga ah ee ka soo…
Alla ha u naxariisto waxaa magaaladda Muqdisho ku geeriyooday Fanaan Cumar Cabdulle Shoolli oo ahaa fanaan muddo 50 sanno ka…
Dowlada Imaaraatka Carabta, oo kaashaneysa hey’adda Qaramada midoobay u qaabbilsan caafimaadka ee (WHO) ayaa waxay Somaaliya u soo dirtay Diyaarad…