Wasiirka Wasaaradda Kallumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ayaa magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar kula…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS Abshir Cumar Jaamac Huruuse oo Safar Shaqo ku joogo Dalka Serbia ayaa Kulan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya dowladda fedraalka Soomaaliya…
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa gebi-ahaanba joojisey in shaqaale Soomaaliyeed dalka laga dhoofiyo. Sidoo kale Wasaaradda…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka koowaad Cali Shacbaan Ibraahim iyo guddoomiye ku…
Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho kaas oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta daahfuray kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya ayaa jeediyay khudbad…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay kalfadhiga labaad ee labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya. Munaasabadda furitaanka…
Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa ku boorisay dowladda Soomaaliya inay qaadato 10-qodob oo ka kooban qorshaha xuquuqda Aadanaha.…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliso Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha…
Ciidamada Amniga ee Dowladda Soomaaliya ayaa xiray Mustafe Cali Caanood oo ay ku eedeysay inuu faafiya Fikirka Ururka Al-shabaab. Warsaxafadees…