Warar hadda soo gaarey Horseed media ayaa sheegaya in rabbi ha u naxariistee taliyihii ciidanka booliska gobolka Banaadir Gen. Farxaan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddo labo maalmood ah Booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka…
Shirka Golaha Wasiiradda XFS oo looga hadlay hawl-gallada dib-u-xoraynta deegannada ay heysteen Ururka Al-shabaab, ayaa lagu bogaadiyay guulaha ay ciidanka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo si…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa Dhaxal-sugaha Sacuudiga, Mohammed bin Salman ugu hambalyeeyay xilka Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada…
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda DFS, ayaa soo saartay bayaan ku saabsan ilaalinta kheyraadka badaha Soomaaliya. Wasaaradda ayaa digniin u…
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo dib ujeshiisiinta Xukuumada Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlayay dagaalka lagula jiro Al-Shabaab ayaa…
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Fardowsa Cusmaan Cigaal oo ku sugan magaalada Montreal ee dalka Canada, halkaas…
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa Manta Xerada Afisiyooni ee Magaalada muqdisho ka furay shir looga hadlayo…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in27 bishan oo bari ku beegan dalka dib ugu soo celineeysa ilaa 9 Dhallinyaro Soomaaliyeed oo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayey Meertada 77-aad ee Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey…