Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa uga digay dalka Uganda inuu dhaqangalo sharciga ka dhanka ah dadka isku jinsiga ah taas…
Golaha Barlamaanka ee dalka Itoobiya ayaa liiska argagixisada ka saaray Jabhadda TPLF oo lagu diray xiligii uu dagaalki ka socday…
Antony Blinken, Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka ayaa sheegay in xubno ka tirsan ciidamada milateriga ee Ethiopia ee ENDF, ciidamada…
Ciidamada Booliiska Kenya ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsaday maanta si ay u kala eryaan dibadbaxayaal isugu soo baxay…
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay in ka badan 400 oo kalena way ku dhaawacmeen, kadib markii dhulgariir cabirkiisu…
Garsoorayaal ka tirsan maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada adduunka ee ICC ayaa soo saaray warqad xarig taasoo ku wajahan madaxweynaha…
Kuuriyada Waqooyi ayaa ridday gantaal ah nooca isaga kala goosha qaaradaha (ICBM) saacado ka hor inta aysan wada-hadallo taariikhi ah…
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Anthony Blinken ayaa lagu wadaa inuu Magaalada Addis Ababa gelinka dambe ee maanta uu la…
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa magaalada Asmara wadahadal kula yeeshay ku xigeenka madaxa golaha ku meel gaarka ah ee Suudaan,…
Dowladda Talyaaniga ayaa soo badbaadisay 1,300 oo muhaajiriin ah kadib howlgal samatabixin ah oo laga fuliyey dhowr goobood oo ku…
Roobab, dabeylo xooggan iyo daadad ayaa hareeyay dalka Mozambique, iyadoo duufaantii Freddy ay soo gaartay, markii labaad muddo bil gudaheed…
Xeebaha dalka Talyaaniga waxaa ka socda howlgal ballaaran oo lagu soo badbaadinayo 1,300 oo tahriibayaal ah oo la socday doomo…