Taliban, Garabka hubaysan ee ka dhisan dalka Pakistan ee loo yaqaano Tehrik-e-Taliban Pakistan (TTP), ayaa ku dhawaaqay inay ku amreen…
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in waddankiisu uu doonayo in uu helo ciidanka ugu awoodda badan nukliyeerka…
Saulos Klaus Chilima, Madaxweyne ku xigeenka dalka Malawi ayaa xabsiga loo taxaabay, kadib markii ay soo dhammaaday baaritaan eedeymo la…
Anwar Ibrahim ayaa loo magacaabay Raysalwasaaraha dalka Malaysia kadib markii isbaheysiga xisbigiisa Pakatan Harapan (PH) ay heleen kuraasta ugu badan…
Turkiga ayaa duqeeyey gobolka Waqooyi-Bari ee dalka Suuriya gaar ahaan meel ku dhow goob ay sugan yihiin ciidamada Mareykanka. Duqeymahan…
Dad ku dhaw 10 qof ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen weerar uu nin hubeysan ku qaaday xarunta laga…
Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay labo qarax oo ka dhacay saaka magaalada Qudus qeybteeda Galbeedka. Qaraxyadan oo ahaa…
Dhulgariirkan oo cabirkiisa lagu sheegay 6.0 magnitude ayaa ku dhuftay meel ku dhow Magaalada Duzce, oo qiyaastii 210km dhanka bari…
Donald Trump ayaa ku guuldareystay dalabkii uu ku doonayay in guddi ka tirsan Aqalka Wakiillada ay helaan cashuurtii uu qaadanayey…
Madaxda sare ee TPLF ayaa shaaca ka qaaday ay shuruuda keliya ee ay hubka ku dhigi karaan, kadib heshiiskii dhowaan…
Ciidamada Ruushka ayaa kordhiyey duqeymaha ay ku hayaan gobolka Kherson ee dhawaan ay isaga baxeen. Magaaladu oo inta badan koronto…
‘Dadku way hadleen’ ayuu yiri mulkiilaha Twitter-ka, isagoo qiray intii lagu guda jiray ra’yi ururinta in ‘bots’ ay si toos…