Telefishinka Aljazeera ayaa maanta sheegay inay Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada u gudbisay dacwad ka dhan ah ciidamada Israa’iil oo…
Wasiirka horumarinta caalamiga ah ee dalka Norway Anne Beathe Tvinnereim oo booqasho ku timid dalka ayaa ku dhawaaqday qoondo gargaar…
Madaxweynaha Imaaraadka Carabta Sheikh Mohamed bin Zayed Al-Nahyan ayaa maanta billaabay booqashadii ugu horreysay ee uu ku tago Qatar tan…
Midowga Yurub ayaa maanta lagu wadaa in uu dhaqangeliyo qaraar hoos loogu dhigayo qiimaha saliidda uu Ruushku dhoofiyo, tani oo…
Iran ayaa kala dirtay waxa loogu yeero booliiska anshaxa, sidaas waxaa sheegay xeer ilaaliyaha guud ee dalka Iran Mohammad Jafar…
Sirdoonka Maraykanka ayaa shaaciyey in gaabiska ku yimid dagaalka Ukraine lagu wado inuu sii socdo dhawrka bilood ee soo socda.…
Ra’iisul wasaaraha dalka Finland Sanna Marin ayaa sheegtay in dagaalka Ukraine uu banaanka soo dhigay daciifnimada aasaasiga ah ee dhanka…
Wasiirka horumarinta ee Britain Andrew Mitchell oo Soomaaliya booqanaya ayaa ka digay in gargaarka reer galbeedka ee ku socda Ukraine…
Safiirka Itoobiya u fadhiya dalka Kenya Ambassador Bacha Debele, ayaa shaaca ka qaaday in jabhadda (TPLF) ay maalinta sabtida ah…
Afhayeenka ururka Daacish oo warbaahinta la wadaagay fariin cod ah ayaa sheegay in dagaal dhowaan ka dhacay lagu dilay Hoggaamiyihii…
Ciidamada cirka Ruushka iyo Shiinaha ayaa si wadajir ah u sameeyey dhoolatus militari oo ka dhacay gobolka Asia-Pacific, sida ay…
Hogaamiyihii hore ee Shiinaha Jiang Zemin ayaa geeriyooday isagoo 96 jir ah. Warbaahinta dowladda ayaa sheegtay inuu dhintay wax yar…