Baarlamanka Midowga Yurub ayaa maanta u codeeyey inuu xilka ka qaado mid ka mid madaxweyne ku-xigeenadiisa Eva Kaili, sababo la…
Maraykanka ayaa sheegay inuu ugu yaboohayo Afrika lacag gaaraysa illaa $55 bilyan oo dollar, saddexda sano ee soo socota. Tallaabadan…
Meydadka dad ku dhow 30 muhaajiriin ah ayaa saaka laga helay xaafad ku taalla duleedka magaalada Lusaka ee caaismadda dalka…
Boqolaal ka tirsan ciidamada ammaanka dalka Kenya ayaa maalihii ugu dambeeyay la geeynayay magaalooyinka ku teedsan xadka Kenya ay la…
Mareykanka ayaa sheegay in xiriir iskaashiga oo dhanka difaaca ay yeelanayaan Dowladaha Ruushka iyo Iran. Dowladda Iran ayaa ku sii…
Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping ayaa gaaray caasimadda Sacuudiga Riyaad, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sucuudiga…
Howlgallo ka dhacay guud ahaan dalka Jarmalka ayaa lagu soo xiray ku dhawaad 25 qof , kuwaas oo looga shakisan…
Telefishinka Aljazeera ayaa maanta sheegay inay Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada u gudbisay dacwad ka dhan ah ciidamada Israa’iil oo…
Wasiirka horumarinta caalamiga ah ee dalka Norway Anne Beathe Tvinnereim oo booqasho ku timid dalka ayaa ku dhawaaqday qoondo gargaar…
Madaxweynaha Imaaraadka Carabta Sheikh Mohamed bin Zayed Al-Nahyan ayaa maanta billaabay booqashadii ugu horreysay ee uu ku tago Qatar tan…
Midowga Yurub ayaa maanta lagu wadaa in uu dhaqangeliyo qaraar hoos loogu dhigayo qiimaha saliidda uu Ruushku dhoofiyo, tani oo…
Iran ayaa kala dirtay waxa loogu yeero booliiska anshaxa, sidaas waxaa sheegay xeer ilaaliyaha guud ee dalka Iran Mohammad Jafar…