Ugu yaraan 198 qof ayaa lagu dilay 1,610 kalena waa lagu dhaawacay deegaanka Falastiin ee Gaza weerar aargoosi ah oo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Mudane Cabdiqaadir…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo ahaa kulan aan caadi aheyn…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlay u diyaar garowga wajiga 2-aad…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeerey xarunta Hey’adda Maareynta Musiibooyinka, si uu qiimeeyo heerka…
Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Axmed Shiikh Cali (Doodishe) iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/Guuto. Sulub Axmed Firin,…
Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo, Cabdiqaadir Jama Aw-Cali (Firdhiye) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta lagu soo dhoweeyey magaalada Muqdisho. Safarka hogaamiyaha…
Abaalmarinta Nabadda ee 2023 waxaa la guddoonsiiyay haweeneyda u dhaqdhaqaaqda xuquuqda aadanaha ee Iran magaceeduna yahay Narges Mohammadi. Sidaasi waxaa…
Mareykanka ayaa sheegay in ay soo rideen diyaarad aan duuliye lahayn oo Turkish ah, taasi oo weerar ka waday meel…
Weerar ay diyaarad Drone ah ku qaaday kulliyad militari oo ku taal gobolka Homs ee dalka Suuriya oo ay ka…
Waxa maanta oo Jimce ah lagu wadaa in magaalada Dhuuso-mareeb ee xarunta Galmudug ay garaan siyaasiyiinta ka soo hor-jeeda Madaxweynaha…
Laamaha amaanka dalka Asarbijaan ayaa Khamiistii soo bandhigay sawirada madaxweynihii hore ee isku magacaabay gobolka ay ku xooganayaayeen goono goosatada…