Boolisku meesha kama saarin in ninkaani ka tirsan yahay Argagixisada al-Shabaab ee dilalka caynkan oo kale ah geysta, waxanaa dhici karta in uu yahay kuwa la kireysto.
Madaxweyne Volodymyr Zelensky ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in dhammaan madaxda xarumaha qorista ciidamada ee Ukraine laga eryay shaqooyinkoodii iyadoo ay…
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa laga sii daayay xabsiga sababo la xiriira cafis sida uu ansixiyay madaxweyne…
Shiinaha ayaa kashifay nin la sheegay inuu basaas u ahaa hay’adda sirdoonka Maraykanka ee CIA-da, una dhashay dalka Shiinaha, una…
Mareykanka ayaa diiwaangeliyay tiradii ugu badneyd ee ismiidaaminta sanadkii la soo dhaafay, iyadoo in ka badan 49,000 oo qof ay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray laanta Bangiga Dhexe ee oo uu ka hirgeliyay…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa fiidnimadii Khamiista gaarey magaalada Qardho. Madaxweynaha waxaa safarkiisa ku weheliyey qaar kamid ah…
Fadhigii Golaha Wakiilada Puntland waxaa maanta looga doodey laba qodob oo Madaxweynaha Puntland u gudbiyey Golaha wakiilada kuwaas oo kala…
Dhuusmareeb, Galmudug: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor…
Mogadishu, In a significant stride towards ensuring the safety and well-being of its young population, the Government of the Federal…
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka…
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee ku sugan Galmuduga ayaa sheegtay inuu isku soo dhiibay mid kamida dhakhaatiirtii ururka Al-Shabaab kaas…