Waxaa maatna xarunta Jaamacadda Bariga Africa ee magaalada Boosaaso ka furmay bandhig hidaha iyo dhaqanka ku saabsan oo mudo 7-maalmood…
Faah faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa duqeyn cirka ah oo shalay aroortii ka dhacday deegaanka km60 ee gobolka Sh/hoose,…
Deegaano ka tirsan gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa xalay uu dagaal xoogani ku dhex maray ciidamada DKG oo kaashanaya kuwa…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) oo xalay lagu marti qaaday casho sharaf ay Jaaliyadda Soomaalida ee Ingiriisku u…
Dowladda Burundi ayaa sheegtay inay kordhin doonto tirada ciidamadeeda qaybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta AMISOM ee jooga dalka Soomaaliya.…
Warsaxaafadeed 24/2/2012 Xukumadda Soomaaliya oo soo Dhaweysay natiijooyinka Shirka London(Muqdisho, Febraayo 24, 2012) Xukuumadda Soomaaliya waxay si qalbifuran kusoo…
Shirkadda ganacsiga ee SIMBA Group ayaa shaacisay inay qayb cusub oo qaabilsan iibka hargaha markii ugu horeysey ka furanayso Soomaaliya…
Duqeyn ka dhacday deegaanka Kelli-caafimaad oo ka tirsan gobolka Shabeellada hoose ayaa lagu soo waramayaa in goor hore oo saaka…
Hay`adda horumarinta beeraha ee CEFA ayaa maanta qalab iskugu jira matooro iyo agabka beeraha ku wareejisay wasaarada beeraha iyo waraabka…
Casho sharafeed si weyn loo soo agaasimay ayaa habeenimadii xalay ahayd [23-02-2012] ka dhacday magaalada London gaar ahaan Maqaayada caanka…
Shirkii arimaha Soomaaliya looga hadlayey ee maanta ka furmay magaalada London ee caasimadda dalka Britain ayaa saacado kahor soo gaba…
Britain: [youtube]http://www.youtube.com/watch?v=iAKd_QkbK-w[/youtube] Shirka waxaa furay Ra`iisul wasaaraha dalka Ingiriiska David Cameron oo isaga dowladiisu ay shirkan martigelisey, wuxuuna sheegay in…