Maalinta Axadda ee berri oo ay taariikhdu ku beegan tahay 14-ka May, dalka Turkiga waxaa ka dhacaya doorasho Madaxweyne iyo…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay In hawlgal qorshaysan oo ay si wada jir ah u fuliyeen Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda…
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbadii Jimcaha maanta kaga hadlay Qaraar kii Xukuumadda ee la-dagaallanka musuqmaasuqa iyo ilaalinta hantida…
Madaxweyaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa magacaabay wasiirka maalgashiga Somaliland iyo gudoomiayaha gobolka Sool, halka gudoomiyihii gobolka Gabilay uu xilkii…
Golaha Wasiirrada XFS ayaa meel-mariyey Qaraarka ku saabsan Maaraynta Maaliyadda Dalka oo ka kooban 8 qodob oo saldhiggiisu yahay Maaraynta…
Upon assuming office as President of Somalia last year, Hassan Sheikh declared his desire to achieve peace within the country and with the international community
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheeysan oo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyey deegaanka Gumeeysi-diid ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka…
Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka jawaabay hadalkii kusaabsanaa xaalka Laascaanood ee habeen kahor uu yiri Ra’iisul wasaare…
Analysts say the crisis, which has displaced more than 200,000, is damaging foreign perception of Somaliland, long seen as relatively…
Saameyn ka dhalatay Fatahaada Wabiga shabeelle uu ka heystay Baladweyne oo sii korortay Saameyn xooggan ayaa ka dhashay Fatahaada Wabiga…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur ayaa gaaray Magaalada Jiddeh ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Wasiirka ayaa…
Dalka Pakistan waxaa ka bilowday dibad baxyo xooggan oo wata isku dhacyo, kadib markii ciidanka ay xireen Ra’iisal Wasaarihii hore…