Howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qalabka sida iyo saaxiibbada caalamka ayaa lagu dilay 39 horjooge oo ka tirsan Alshabaab, kaasi…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 003 ee 19-ka March 2024, ayaa magacaabay Guddoomiyaha…
In ka badan toddobaatan xildhibaan oo ka tirsan labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo Muqdisho ku yeeshay shir ayaa…
Ciidanka dib u xoreynta deegaanka ee ka howlgala aagga degmada Xarardheere ayaa saakay qaaday howlgallo ay dhowr deegaan uga sifeeyeen…
Kadib markii la soo badbaadiyey markabkii ganacsiga ee MV Ruen ee Burcadbadeeda Soomaalidu qabsatey 14 Diseembar 2023, ayaa ciidamada Hindiya…
Ku simaha xilka wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Cali Cumar Balcad ayaa lagu eedeeyey in uu si khaldan u isticmaalayo…
Weerarkii Hotelka ku yaala aaga Madaxtooyada ee SYL ayaa kiciyey xasaasiyad aad u weyn, kadib markii muddo dheer dowladdu sheegeysey…
Ciidamada talada haya ee dalka Niger ayaa si degdeg ah u laalay heshiis militari oo u ogolaanaya shaqaalaha militariga iyo…
Ciidmaada Badda ee dalka Hindiya oo ku sugan meel ku dhaw byaha Soomaaliya ayaa weerar ku qaadey markab bishii Diseembar…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagey Taliska Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo…
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed , Mudane Axmed Macallin Xasan ayaa la kulmay hoggaanka sare ee xafiiska bariga…
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Kuxigeenka cusub…