Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Adis- Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya ayaa kulamo…
Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay in dalka Ruushku uu galay dambiyo ka dhan ah bani’aadaminimada intii lagu jiray duullaanka sanadka socday…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka & Jinsiyaha, ka dib kulan ay ku…
At least 8 people were killed and more were wounded on Friday by the shelling of Las Anod, the capital…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray Degmada Xaafuun ee Gobolka Bari halkaasi siweyn loogu…
Clashes have forced more than 185,000 people to flee their homes in a contested border town in Somalia’s breakaway region…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kaga…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Xukun Toogasho ah ku fulisay Qaasim Ducaalle Cabdi oo hore u Dilay Abukar Maxamed Sheikh…
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay xaalada Magaalada Laascaanood ayaa sheegtay in ay degan tahay isla markaanna Gudoomiyaha gobalka Sool, shaqadiisa…
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Isku Xirka Arrimaha Bani’aadannimada (OCHA), ayaa sheegay in ka badan 185,000 oo qof ay ka barakaceen…
Mareykanka ayaa sheegay in duqeyn uu ka fuliyay gobolka Shabeeladda dhexe lagu dilay shan xubnood oo ka tirsan Ururka Al-Shabaab.…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa daah-furay ololaha taakulaynta iyo gurmadka dowladda iyo shacabka Tukiga, kuwaas oo…