Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ayaa ka dhacay afaafka hore ee saldhigga ciidamada cirka oo ku yaalla caasimadda Afghanistan…
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa degaanka iskaashanaya ayaa maanta Ururka Al-Shabaab kala wareegay degaanka Masagaway oo katirsan Gobolka Galgaduud. Taliyaha…
Dad shacabka ah ee Magaalada Laascaanood, ayaa Maalinkii 8-aad dhigaya Banaanbaxyo ay uga soo horjeedaan Somaliland, kadib dilal ka dhacay…
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dagaal ka dhex qarxay Ururka Al-shabaab ee ku sugan degmada Xarardgeere ee gobolka Mudug.…
Qaraxyo badan ayaa ka dhacay caasimadda Ukraine ee Kyiv, daqiiqado kadib maalinta sanadka cusub. Weeraradii Kyiv ee maanta ayaa daba…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023 oo Todobaadkii tagay ay ansixiyeen Baarlamaanka…
Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa maalintii shanaad oo xiriir ah ka socda banaanbaxyo waaweyn oo ay dhigayaan dadka…
Askarta Eritrea oo ku dagaallamayey taageerada dowladda federaalka Itoobiya labadii sano ee dagaalka sokeeye ee gobolka Tigreega ayaa ka baxay…
Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga mucaaradka WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo ka hadlay xaalada Laascaanood ayaa wax laga xumaado ku…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa markii ugu horeysan muddo kadib war Qoraal ah kasoo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee…
Sheekh Bide Faarax Caalin oo kamid ahaa waxgaradka iyo Culumada magaalada Laascaanood ayay salaadii jimcaha ka dib, dileen ciidanka Somaliland…