Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Qadar, ahna wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga Khalid bin Mohammad…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadaa Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee…
Wasiirka wasaaradda Dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland Ahmed Yaasiin Saalah ayaa xafiiska Magaalada Bosaaso Ku qaabilay madax sare oo ka…
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, ayaa xafiiskiisa kula kulmay madaxa…
Hay.Ada Tadaamun Ayaa 1000 Qoys Oo Dadka Danyarta Ah Ee Magaalada Bosaso Gaarsiisay Raashin Taas Oo Shirkada DP World Ugu…
Xukuumada Maraykanka ee uu hogaamiyo Madaxweyne Joe Biden ayaa lagu wadaa maanta inay ku dhawaaqdo in si rasmi ah ay…
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo khudbad usoo jeediyey Baarlamaanka Israel ayaa ka codsaday taageero militari iyo mid dhaqaale. Madaxweynaha Ukraine…
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa Axadii shalay gantaalo iyo diyaaradaha drone-ka ku weeraray dhowr xarumood oo shidaalka iyo biyaha ee bariga…
Dowlada Burkina Faso ayaa xaqiijisay in weerar Axaddii shalay ka dhacay bariga dalkaasi lagu dilay ugu yaraan 12 askari. Ciidamada…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey shir socday labo maalmood oo looga hadlayey maamulka iyo xakamaynta hubka iyo rasaasta,…
Madaxweyne ku xigeenka Dowlada goboleedka Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta daahfuray Deeq Raashiin gargaar ah oo Boqortooyada Sucuudiga…
Guddiga Hirgelinta doorashada ee dowlad Goboleed Hir-Shabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka iyo Guddiga xulista…