map-of-somaliland

Somaliland oo ka cabsi qabta Cudurka EBOLA

Maamulka Somaliland oo ka cabsi qaba cudurka Ebola ayaa digniin u diray dadka Somaliland gaar ahaan ganacsatada iyo dadka u safra wadamada dalalka Africa gaar ahaan wadamada uu ka dilaacay. Maxamed Xaaji C/raxmaan oo ka mid golaha Guurtiga [Continue Reading...]

Eid

Dunida Islaamka oo maanta laga Ciidayo

Waxaa maanta inta badan wadamada Islaamka laga dabaal degaya munaasabada Ciidul adxa, iyadoo shalay xujeyda ay taagnayeen Banka Carafo. Soomaaliya ayaa kamid ah wadamada sida weyn looga ciidayo, iyadoo diyaar garowga munaasabadan looga dareemayay [Continue Reading...]

Godane

Maraykanka: Ahmed Godane wuu dhintay!

Dowlada Maraykanka ayaa xaqiijisay inay duqeyntii Sablaale ku dishay hogaamiyihii Al Shabaab Mukhtaar Abu Zubeyr (Axmed Godane) oo gaarigiisa lala helay gantaalada diyaaradaha aan duuliyaha wadin ee Drone-ka. Wasaaradda Gaashaandhiga ee Maraykanka [Continue Reading...]

Caalamulquraan

Ku baro Quraan Online adoo jooga gurigaaga

Waxaa magaalada Hargaysa laga Furay Machadka Caalamul Quraan oo ah Macahad Casri ah laguna Baran doono wax kasta oo ku aadan aqoon Guud iyo Mid Diini ah. Caalamulquraan   waa Shabakad aad ka baran karto cilmiga diinta adiga oo jooga gurigaaga [Continue Reading...]

Ramadan-Kareem

Dalalka Islaamka oo maanta laga wada Soomay

Inta badan dalalka Muslimiinta ee caalamka ayaa maanta si wadajir looga wada sooman yahay iyadoo ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Barakaysan Ramadaan. Boqortooyada Sacuudiga ayaa labo maalmood kahor shaaciyey in Bisha Ramadaan ay kow tahay [Continue Reading...]