Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah oo ujeedkiisu…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa amray hey’adaha kala duwan ee amniga iyo gargaarka inay si…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo uu weheliyo guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u amba-baxaya magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya si uu taageero ugu…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay guddiga madax-banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka JFS
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay guddiga madax-banaan ee Xuduudaha…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ku shir-guddoomiyey kulan ku aaddan iskaashiga Soomaaliya iyo…
Maxkamadda Ciidamada ayaa ku xukuntay dil-toogasha Maxamed Aadan Maxamed “Gaduudow” oo lagu helay dilka AUN Marxuum Saciid Xasan Shiiqow oo…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Ingriiska u…
Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya Cabdikariim Cali Kaar ayaa wararka soo baxay sannadkii hore ee sheegaya in ciidamo Soomaaliyeed ay galeen dagaalka…
Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee Dowladda Finlad u…
Hantidhowrka Guud ee Qaranka ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo in Hay’adaha dowladda Soomaaliya ay galaan heshiisyo waa wayn, inta…