Rag ku hubeysanaa bistoolado ayaa xaley deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka magaalada Muqdisho dil ugu geystay Nabadoon lagu magacaabi…
Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo dhigiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa kala saxiixdey heshiis ka kooban 11…
Madaxweynaha Jamhuuriaydda Federaaliga ah Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa booqasho rasmi ah uga bilaamatey dalka aan jaarka nahay ee Kenya.…
Ciidanka Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka fuliyey xaafad ka tirsan degmada…
Ra’iisul wasaaraha dalka Xamse Cabdi Barre oo kulan is xog-wareysi ah la yeeshay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha iyo hay’addaha dowladda…
Dagaal u dhexeeyey Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda ayaa xaley ka dhacay deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Dagaalka ayaa yimid,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xog-warran ah la qaatay qaar ka mid ah waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barre oo xalan kulan ku yeeshay Villa Soomaaliya…
Ciidamada Nabad Sugida Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo qorsheysan ka fuliyey qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, kuwaas…
Heshiiska oo ku qoran English ayaan u beddelney Soomaali hoos ka akhri. Dawladda Ereteriya iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Iyagoo ka…
Qaar kamid ah Xildhibaannada Puntland ku metela Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray dagaalkii khasaaraha geystay ee…
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Sen. Cabdullaahi Xirsi Timacadde ayaa baaq iyo tacsi…