Xaashi Cumar Xasan oo muddo 16 sano ah ku xirnaa xabsi ku yaala dalka Talyaaniga, ayaa maanta Muqdisho lagu diley…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Maxamed Bin…
Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo kuwa hay’adda Nabad Sugidda ee NISA ayaa si wadajir Howlgallo uga sameeyeen magaalada Muqdisho ee caasimadda…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inaysan xilligan Soomaaliya joogin marxalad ay kula xaajooto ururka Al-Shabaab. Madaxweynaha oo ka…
Xoghayaha joogtada ah ee dhawaan loo magacaabay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa maanta si rasmi ah xilka…
Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa shaaciyey inay howlgallo amni xaqiijin ah ka bilaaban…
Xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay (UNOCHA) ayaa sheegay in ugu yaraan 200 oo carruur ah ay Soomaaliya…
Ciidanka Gaarka ah ee NISA ayaa howlgalo ka sameeyay degmooyinka Howlwadaag, Wartanabadda, Yaaqshiid, Kaaraan iyo qaybo kale oo ka tirsan…
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Turkiga, isaga oo la wadaagay dadaalka Dowladda…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina Intelmann.…
Ciidamada Booliska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa howlgallo ka sameeyey suuqa weyn ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa gaarey dalka Turkiga, waxaa si diirran u…