Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim oo uu wehliyo agaasimaha guud ee…
Shir u dhaxeeya Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa ka socda Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho. Shirka…
Shir deg deg ah ayaa xerada Xalane ee magaalada Muqdisho uga bilowday Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo…
Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhamaaday ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasabadda lagu howl-gelinayo Guddiga 4-aad…
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa qaadacay habraacii shalay ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaran ee kusaabsan hanaanka lagu maareynayo doorashooyinka Xildhibaannada…
Taliska Qaybta Booliska Gobolka Karkaar Iyo Maamulka degmada Qardho ayaa ku guuleystay in ay gubbaan hoggo dhuxul ah, kuwaas oo…
Golaha Wadatashiga heer Qaran ee Soomaaliya oo ka kooban Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxda Dawlad goboleedyada, ayaa shir uga socdey…
Guddi uu raysal wasaaraha xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble u saaray baaritaanka dad rayid ah ayaa la…
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Xukuumada Xilgaarsiinta ah ee Soomaaliya Drs Fawziya Abikar Nur ayaa Isbitaalka Martini ku qaabishay Wafdi ka socda…
Warsaxaafadeed kasoo baxay Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayay ku qirteen in ciidamada Uganda ee ka tirsan howlgalka ay dad…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka jawaabaya falkii ciidammo ka tirsan AMISOM ku dileen dad rayid…
Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa waxba kama ku tilmaamtay amar ka soo baxay Wasaaradda, kaas oo…