Guddoomiyaha Gobolka shabeellaha hoose Cabduqaadir Sheikh Maxamed Nuur Sidii ayaa sheegay in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay deegaanada Sabiib iyo…
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa shaaciyay in Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka uu si rasmi ah u furmi doono…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo qorshuhu ahaa in uuu maanta oo khamiis ah ka furmo magaalada Muqdisho ayaa dib u…
Dowladaha Ruushka iyo Soomaaliya ayaa dib u soo nooleynaya xiriirka Taariikhiga ahaa ee ka dhaxeeyay kadib muddo 30 sano oo…
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Masar magaalada caasimadda ah…
Wasaaradda caafimaadka ee XFS ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 136 xaalado cusub oo…
Midowga Afrika ayaa Soomaaliya u soo diray Guddi qiimeynaya Cududa iyo awoodda ay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed u yeelan karaan…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Sheekha Al Azhar Dr. Axmed Altayib oo uga…
Kala qeybsanaan xoog leh ayaa soo kala dhex gashay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal,xubno kamid ah Guddiga ayaana kasoo horjeestay habraacii…
Gudoomiyihii Deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho Maxamed Abuukar Afrax ayaa lagu dilay Qarax Miino oo lala beegsaday duhurnimadii maanta.…
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ( FEIT ) ayaa soo saaray Habraaca Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Guddiga ayaa…
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xaflad u sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka Koofur Galbeed iyo Xubnaha loo…