Waxaa gabo gabo ku dhow dayactir todobaadyadii u danbeeyey lagu wadey qaybo kamid ah jidka Laamiga ah ee dhex mara…
Magaalada Boosaaso waxaa maanta lagu soo bandhigay dhowr buug oo horumarinta ganacsiga iyo dhaqaalaha laga qoray. Buugtan oo 3 ah…
Waxaa maanta magaalada Boosaaso lagu soo gaba gabeeyey aqoon isweydaarsi horumarinta ganacsiga ku saabsan oo mudo labo maalmood ah ka…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Norway ayaa maanta kulamo la qaatay mas’uuliyiinta…
Ugu yaraan 2-qof ayaa ku dhintay ku dhowaad 10 kalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhacay garoon kubadda lagu ciyaaro…
Waxaa maanta uu dagaal ku dhex maray inta u dhexeysa degmooyinka Badhaadhe iyo Kulbiyow ee gobolka Jubbada hoose ciidamada DKG…
Ururka horumarinta cayaaraha gobolka Mudug ayaa soo afmeeray laba tartan ciyaareed oo ka socday in mudo ah magaalada Gaalkacyo. Tartamadan…
Taliska ciidamada Faransiiska ee fadhigoodu uu yahay dalka Gabon ayaa maanta shaaciyey in ay qalab Mileteri ugu deeqeen ciidamada Burundi…
Hay’adda u qaabilsan dowladda Britian dhanka horumarinta ayaa dhaqaale 50-milyan ku dhow ugu deeqday dalka Soomaaliya. Dhaqaalahaas oo intiisa badan…
Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa todobaadkii tegey loo gudbiyey qaraar qabyo ah oo ku aadan sidii cunaqabatayn dhoofka dhuxusha…
Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo shalay dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu mudo dhowr beri ah…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaas oo…