Deegaano ka tirsan gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa xalay uu dagaal xoogani ku dhex maray ciidamada DKG oo kaashanaya kuwa…
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) oo xalay lagu marti qaaday casho sharaf ay Jaaliyadda Soomaalida ee Ingiriisku u…
Dowladda Burundi ayaa sheegtay inay kordhin doonto tirada ciidamadeeda qaybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta AMISOM ee jooga dalka Soomaaliya.…
Warsaxaafadeed 24/2/2012 Xukumadda Soomaaliya oo soo Dhaweysay natiijooyinka Shirka London(Muqdisho, Febraayo 24, 2012) Xukuumadda Soomaaliya waxay si qalbifuran kusoo…
Shirkadda ganacsiga ee SIMBA Group ayaa shaacisay inay qayb cusub oo qaabilsan iibka hargaha markii ugu horeysey ka furanayso Soomaaliya…
Duqeyn ka dhacday deegaanka Kelli-caafimaad oo ka tirsan gobolka Shabeellada hoose ayaa lagu soo waramayaa in goor hore oo saaka…
Hay`adda horumarinta beeraha ee CEFA ayaa maanta qalab iskugu jira matooro iyo agabka beeraha ku wareejisay wasaarada beeraha iyo waraabka…
Casho sharafeed si weyn loo soo agaasimay ayaa habeenimadii xalay ahayd [23-02-2012] ka dhacday magaalada London gaar ahaan Maqaayada caanka…
Shirkii arimaha Soomaaliya looga hadlayey ee maanta ka furmay magaalada London ee caasimadda dalka Britain ayaa saacado kahor soo gaba…
Britain: [youtube]http://www.youtube.com/watch?v=iAKd_QkbK-w[/youtube] Shirka waxaa furay Ra`iisul wasaaraha dalka Ingiriiska David Cameron oo isaga dowladiisu ay shirkan martigelisey, wuxuuna sheegay in…
Waxaa maanta ka furmey magaalada London ee cariga Ingriiska shirkii looga hadlaayey arimaha Soomaaliya, shirkaas oo ay ka soo qaybgaleen…
Hay`adda Wadaniga ah ee Tadamun ayaa maanta loo magacaabay Guddoomiye Cusub, waxaana xarunteeday weyn ee Boosaaso ka dhacay munaasabad xilwareejin…