Magaalada Mukallah ee dalka Yemen waxaa lagu soo gaba gabeeyey dood cilmiyeed mudo 2-maalmood ah socotey taasoo looga hadlay arimo…
Madaxweynaha DKG ah ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed oo mudo dhowr beri ah dalka ka maqnaa ayaa maanta dib ugu…
Sh. Cali Maxamed Maxamuud Raage oo ah afhayeenka ururka Al-shabaab ayaa sheegay in ciidamadoodu ay isku baahin doonaan dhamaan gobolada…
Dad badan ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay inta u dhexeysa degmada Waaciye ee gobolka Karkaar iyo Tuulada…
Dowladda Puntland ayaa ka hadashay midowga xarakada Al-shabaab iyo xoogaga Gal-gala oo iyagu dhowaan shaaciyey inay isku biireen. Wasiirka wasaaradda…
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa maanta looga dhawaaqay urur ay ku bahoobeen wershedaha ka jira Puntland. Munaasabadii ururkan…
Wafdi balaaran oo uu horkacayo gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed yuusf Jaamac ayaa socdaal shaqo iyo kurmeer ku jooga Degmada Jariiban…
Iydoo dhawaan si rasmi ah Jaamacdda Bariga Soomaaliya ay u daah furtay barnaamij bandhiga cilmi baaris oo la doonayo in…
Weriyeyaal ka tirsan TV-ga caalamiga ah ee Fox News oo dhowaan Puntland booqasho ku yimid ayaa warbixino ka sameeyey howgalada…
Maamulka Al-shabaab ee Jowhar ayaa digniin culus u jeediyey dadka rayidka ah ee magaaladaas ku nool. Yuusuf Ciise (Kabo ku…
Waxaa maatna xarunta Jaamacadda Bariga Africa ee magaalada Boosaaso ka furmay bandhig hidaha iyo dhaqanka ku saabsan oo mudo 7-maalmood…
Faah faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa duqeyn cirka ah oo shalay aroortii ka dhacday deegaanka km60 ee gobolka Sh/hoose,…