Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta habka fogaan aragga ee ZOOM-ka ka qeyb-galay Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka,…
Qaar kamid ah Urur Siyaasadeedyada Puntland ayaa maanta ka hadlay sarifka shilin soomaaliya, sicir bararka iyo xaaladihii ugu dambeeyey ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Meertada 14-aad ee aan caadiga ahayn ee Midowga…
Dowladda Soomaaliya ayaa golaha Ammaanka Qaramada midoobay u gudbisay qoraal ku saabsan in la kala diro guddiga xiriirka ka hortaga…
Golaha wakiilada Puntland oo maanta yeeshay fadhiga 21-aad ee Kalfadhiga 47-aad ayaa waxaa shir-guddoomiyey guddoomiyaha golaha wakiilada Cabdirashiid Yuusuf Jibriil…
Dowlad Goboleedka Jubbaland oo mar kale ka hadashay doorashooyinka Soomaaliya 2021 ayaa sheegtay inay diyaar u tahay doorasho waqtigeeda ku…
Midowga Musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa walaac xoog leh ka muujiyey talaabada ay wasaaradda batroolka iyo macdanta Soomaaliya ku bixinayso ruqsada…
Golaha Wasiiradda Soomaaliland oo maanta yeeshay fadhi aan caadi ahayn oo uu shir guddoomiyey madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa…
Warbaahinta Ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay in hawlgal ka dhacay degmada Walaweyn ee Shabeelada Hoose lagu soo qabtay mid kamid ah…
Kulan ay yeesheen odayaasha beelaha gobalka Hiiraan iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dowlada Federaalka ayaa laga soo saaray qodobo uu…
Wasaarada Gaashaandhiga ee Maraykanka ayaa Jimcihii shaacisay in Madaxweynaha wakhtigiisa sii dhamaanayo ee Donald Trump uu amar ku bixiyey in…
Wasiirka Arrimaha Dibada ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegay in xiriir rasmi ah oo dhexmara Sacuudiga iyo Israel ay ku xirantahay…