Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani ee Somaliland ayaa aqbalay inuu joojiyo banaanbaxyo uu hore ugu baaqay isla markaana lagu xaliyo…
Patrick Carlineo, oo ah muwaaddin Mareykan ah islamarkaana horay dil ugu hanjabay Ilhaan Cumar oo ka mid ah Baarlamaanka Mareykanka…
Guddoomiyihii hore ee degmada Diinsoor Ibraahim Maxamed Shigshigow ayaa isu dhiibay Koofur Galbeed kaddib dagaalkii uu shalay kula galay magaaladaas.…
Golaha Xukuumadda ee Puntland ayaa ansixiyey odoroska ama saadaasha Miisaaniyadda 2020, taas oo wax badan ka badan Miisaaniyaddii hore, waxaana…
Dowlada Shiinaha ayaa digniin adag u jeedisay wadamada Mareykanka iyo UK oo ay ku eedeysay in faragalin ay ku hayaan…
Mas’uuliyiinta Dowladda Nigeria ayaa saaray libaax loo adeegsaday in lagu ilaaliyo guri ku yaala Magaalada Lagos ee dalka Nigeria. Libaaxa…
Magaalada Muqdisho ee caasumadda dalka Soomaaliya, waxaa xalay uu kulan ku dhexmaray madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Madasha Xisbiyada…
Wasiirka maaliyadda dowladda Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa maanta barlamaanka horgeeyay barlamaanka Dowladda odoroska miisaaniyada 2020ka, taasi oo cadadkeeda ay…
Xuutiyiinta dalka Yeman ayaa gacanta ku dhigay doomo u socday magaalada Berbera ee Soomaaliya, kaas oo ay leedahay dowladda Koofurta…
Baarlamaanka Dowladda Puntland ayaa la filayaa maanta [ Talaado ] ay meel-mariyaan odoroska miisaaniyadda ee sannadka 2020-ka. Odoroska miisaaniyadda 2020-ka…
Madaxweynaha Dalka Masar, Abdel fattah El-Sisi, ayaa soo dhoweeyay heshiiskii Diplomaasiyadeed ee ay dhowaan Magaalada Nairobi ku kala saxiixdeen Madaxweynaha…
Shirka Golaha Wasiirada oo uu Shir guddoominayey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa lagu ansixiyey odoroska Miisaaniyadda Dowladda ee…