Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo weli booqasho rasmi ah ku jooga Norway ayaa maanta waxaa kulamo la…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Norway ayaa maanta kulamo la qaatay mas’uuliyiinta…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Oslo ee dalka Norway, halkaas oo…
Madaxweynaha DKG ah ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed oo mudo dhowr beri ah dalka ka maqnaa ayaa maanta dib ugu…
Warsaxaafadeed 24/2/2012 Xukumadda Soomaaliya oo soo Dhaweysay natiijooyinka Shirka London(Muqdisho, Febraayo 24, 2012) Xukuumadda Soomaaliya waxay si qalbifuran kusoo…
Waxaa maanta si rasmi ah u furmaya shirka caalamiga ah ee looga hadlaayo arrimaha Soomaaliya, kaas oo ay ka soo…
Hay’adda Human Rights Watch ayaa warbixin dheer ka soo saartey caruurta la geynaayo goobaha dagaalka isla markaana askarta loo isticmaalayo…
Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya oo qaar kamid ah Xildhibaanadu ay xilka ka qaadeen ayaa sheegay in dhawaan la xoreyn doono gobolka…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Brussels si uu kulamo ula qaato mas’uuliyiinta…
Ciidamada DKG ah ee Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ee dagaalka kula jira Al-shabaab ayaa maanta la wareegey gacan ku haynta…
Qarax ayaa galabta ka dhacay gudaha xerada Barakacayaasha Badbaado ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa miino jidka dhinaciisa la dhigay…
Midowga Yurub ayaa doonaya in ay bixiyaan dhaqaalaha ku baxaaya balarinta ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM, kuwaas oo Qaramada Midoobey…