Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne kaas oo ku saabsan Astaynta Maalinta Doorashadda Goleyaasha Deegaanka Puntland.…
Weerar ku bilowday qaraxyo miino ayaa aroornimadii hore ee saaka lagu qaaday Guri uu degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho ka…
Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Dadweynaha. Tallaabadan ayaa waxey ka dhigan…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ku yeeshaan mid…
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaa shir muhiim ah uga furmay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF…
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah Ergeyga arimaha abaaraha ee Madaxweyne Xasan Sheekh kana mid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kormeer ku tegay Wasaaradda Caafimaadka si uu u kuur galo habsami u…
Qarax miino lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah ayaa maanta ka dhacay degmada Xamarweyne gaar ahaan agagaarka isgoyska Via…
Diyaaradda Fly Dubai oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta si rasmi ah u bilowday Duulimaad toos ah oo…
Shil gaari oo sababay dhimashada laba qof iyo dhaawac qof kale oo halis ah ayaa ka dhacay agagaarka Xarunta degmada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka…
Senatarada Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka JFS ayaa maanta u codeeyay Hindise sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed kaddib markii ay…