Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay nin ku eedeysan dilka wiil Bajaajle ah oo shalay lagu dilay meel…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta shirguddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda, kaas oo todobaadkaan diiradda lagu…
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa furay shir looga hadlayo horumarinta Biyaha Soomaaliya. Shirka oo ay…
Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu safar ku tago Magaalada Kismaayo Xarunta KMG ah…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan Ajendahiisu ahaa ansixinta hindise sharciyeedka ‘Dhowrista maal-gashadayaasha iyo maalgashiga’ iyo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in la xiray ciidan ku lug lahaa shaqaaqo…
Askari katirsan ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ugu geystay laami yaraha Zoobe ee magaalada Muqdisho wiil dhalinyaro ah oo ahaa…
Raisul wasaaraha XFS Xamse Cabdi Bare ayaa si rasmi ah u furay imtixaanka macaliinta cusub ee u tartamayo seddex kun…
Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin ka soo saartay fuustooyin ku soo caariyay xeebta degmada Cadale…
Diyaarad nooca Helicopter ah oo ay leeyihiin ciidamada howlgalka Midowga Africa ee ATMIS oo tababareysay saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga…
Dr Maxamed Sheekh Axmed ayaa ku guuleystay kursiga HOP086 ee Golaha Shacabka, kadib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho, markii uu…
Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle (Jaabiri) ayaa loo doortay xubin ka mid ah Guddiga fulinta…