Maxkmada Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay afar askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda.…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen madaxda dalalka dariska la ah ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho uu ku soo dhaweeyey Madaxweynayqasha Jabuuti iyo Kenya Ismaaciil Cumar…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed iyo Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa maanta ku soo…
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka oo xalay shir aan caadi ahayn ku yeeshay Xaruntooda Magaalada Muqdisho ayaa ansixiyay laba Hindise…
Dawlada Soomaaliya ayaa maanta martigelineysa shir ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Wasiiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidammada ee dalalka Kenya, Djibouti…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya ayaa 8 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Fartuun Cabdirashiid Xuseen oo…
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Jabuuti Xasan Cumar Maxamed (Burhaan) ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka waxaana soo dhoweeyay…
Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta sheegtay in Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), ay howlgal ku dishay xubno katirsan kooxda…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Shan Sano oo Xabsi ciiidan ku xukuntay Odayaal heshiis kula galay Alshabaab degmada…
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Dakar ee dalka Senegal kulan kula yeeshay Madaxweynaha Bangiga…
Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee doorashada kuraasta ka dhimman Baarlamaanka Federaalka ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo kursiga HOP174 ee uu banneeyay…