Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta la kulmay danjiraha Dowlada UK u…
Raysalwasaarihihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa ka hadley waxa ka soo yeeray Kismaayo ee Baarlmaanka Jubaland sheegeen in…
Rayiisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Barre ayaa habeenimadii xalay booqday isbitaallada lagu daaweynayo dadkii ku dhaawacmay weerarkii al-Shabaab ku qaadeen…
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji, ayaa shaaciyay tirade dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay weerarkii Alshabaab ay…
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed janeraal Cabdi Xasan Xijaar oo Shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Bartmaha Isgoyska KM4 ayaa faah faahin…
Xildhibaano katirsan golaha shacabka Federaalka oo kamid ah xildhibaanada taageersan Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dadaal-galinaya in guddoonka baarlamaanka lagu qasbo…
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay jabiyeen maleeshiyaadkii weerarka ku qaaday hotel ku yaalla caasimadda, kadib dagaal maalin iyo…
Weerarka xalay ay al-Shabaab ku qaadeen Hotel Hayaat ee magaalada Muqdisho ayaa galay habeenkii labaad. Taliyaha ciidanka nabadsugidda Mahad Maxamed…
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa dib u dhigay kulan ay maanta oo sabti ah yeelan lahaayeen Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka…
Kadib salaadii makhrib ee xiliga Muqdisho ayaa jug weyn oo aad u culus laga maqley aaga KM4, wax yar kadib…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Huruuse, ayaa soo dhaweeyey maanta oo Khamiis ahayd Kuxigeenka Ergeyga gaarka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya go’aanka shirka Golaha Wasiirrada ee Sumaddiisu tahay SHGW.00.01.08.202 ayaa wareegto Madaxweyne…