Dadkii ugu badnaa ee barakacayaal ah oo ka soo baracay gobollada shabeellooyinka iyo Hiiraan kuwaas oo ka soo hayaamay abaaraha…
Shirkii ugu horreeyay ee toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirrada ayaa maanta oo khamiis ah lagu qabtay magaalada Muqdisho – kaasi…
Dad hal qoys ka koobnaa ayaa khasaare dhimasho iyo dhawaac ah ka soo gaartay saddex madfac oo lagu garaacay subixii…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay Madaxtooyada Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay Maamulaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya, Kristina Svensson. Ra’iisul Wasaaraha iyo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib…
Waxaa maanta oo Salaasa ah qoraal wadajir ah soo saarey wasaaradaha maaliyadaha ee dowlad goboleedyada jamhuuriyadda federaaliga ah. Nuxurka qoraalka…
Wareegto ka soo baxdey Madaxweynaha jamhuuriyadda federaaliga ah Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu sheegay in Sarkaal dowladdii hore xilka…
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Jaamac, ayaa kulan la qaatay Wasiiradda xubnaha ka ah…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dalka Koonfur Afrika uga qeyb galaya shirka (Pan-African Parliament)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar ugu ambabaxay magalada Johannesburg ee…
Allaha u naxariistee Guddoomiye ku xigeenkii arrimaha siyaasadda ee maamulka degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, Macallin Xuseen Filla-wayne ayaa xalay…
Wasiirka Gaashandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta la kulmay taliyaha cusub ee ciidamada Maraykanka ee Africom iyo saraakiil kale.…