Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulankoodii ugu dambeeyey ee kalfadhiga koowaad, sida lagu shaaciyey qoraal ka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu danbeyn la hadley shacabka Soomaaliyeed, kadib weerarkii Hotel Xayaat maalintii jimacada. Khudbadda Madaxweynaha ayaa…
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka mudne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa isugu yeeray guddiga amniga qaranka, shir aan caadi ahayn, oo maanta oo…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta khudbad ka jeediyey shir gaar ah oo u furmay Golaha…
Kulanka banbaxa golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Kulanka oo uu gudoomiyay…
Ra’iisul Wasaaraaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa Culimada Soomaaliyeed kala hadlay doorka muhiimka ah ee ay ku leeyihiin…
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta la kulmay danjiraha Dowlada UK u…
Raysalwasaarihihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali ayaa ka hadley waxa ka soo yeeray Kismaayo ee Baarlmaanka Jubaland sheegeen in…
Rayiisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xamse Cabdi Barre ayaa habeenimadii xalay booqday isbitaallada lagu daaweynayo dadkii ku dhaawacmay weerarkii al-Shabaab ku qaadeen…
Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji, ayaa shaaciyay tirade dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay weerarkii Alshabaab ay…
Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed janeraal Cabdi Xasan Xijaar oo Shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Bartmaha Isgoyska KM4 ayaa faah faahin…
Xildhibaano katirsan golaha shacabka Federaalka oo kamid ah xildhibaanada taageersan Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dadaal-galinaya in guddoonka baarlamaanka lagu qasbo…