Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Horseed » Somali News » Jubaland News » Page 5

Jubaland News

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhig ay daganaayeen ciidamada Kenya

Al-Shabaab oo weeraray saldhig ay deganaayeen ciidamada Kenya

Ururka Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday degaan ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose oo ay saldhig ku leeyihiin ciidamada Kenya…

August 5, 2022 | by Khadar Ifiye
Mowqifka Jubaland ee xukuumadda cusub

Madaxda Jubaland oo isku khilaafay taageerada xukuumadda cusub ee Ra’iisul Wasaare Xamse

Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa si…

August 5, 2022 | by Khadar Ifiye

Gen Maxamed Warsame Darwiish oo Jarmalka ku geeriyooday

Alle ha u naxariistee Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland Gen Maxamed Warsame…

July 30, 2022 | by Khadar Ifiye
Ciidanka DANAB & kuwa Jubbaland oo howlgal wadajir ah fuliyay

Saldhigyo Al-shabaab ku lahaayeen Jubaland oo la burburiyey

Ciidamada kumaandooska DANAB iyo Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa howlgal wada jir ah ka fuliyey tuulada Kaamjaroon iyo deeganada…

July 28, 2022 | by Khadar Ifiye
Ciidamada NISA

Ciidamada NISA oo howlgallo ka dhan ah Al Shabaab ka fuliyey gobolka Gedo

Cidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Howlgallo ka sameeyay deegaanada haanooy ,Dooryaaley iyo Abashiiro oo hoostaga gobolka Gedo. Howlgalkan…

July 23, 2022 | by Khadar Ifiye
Deegaanka Janaale

Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgal ku soo qabtay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal ka sameeyey qaybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Hoose, kaas oo…

July 20, 2022 | by Khadar Ifiye

Madaxweynaha Jubaland oo Safiirka Ingiriiska kala hadlay mashariicda hormarineed & nabadgalyada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta  aqalka martida ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya…

July 12, 2022 | by Khadar Ifiye
Doolow

Howlgallo ka dhan Al-Shabaab oo laga sameeyey duleedka degmada Doolow

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Nabad Sugidda ee ka howlgala gobolka Gedo ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo ka sameeyey…

July 11, 2022 | by Khadar Ifiye

Dagaal u dhexeeyo ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab oo ka socdo gobolka Gedo

Dagaal u dhexeeyo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa haatan ka socdo duleedka degmada Luuq ee gobolka Gedo. Dagaalka ayaa…

July 8, 2022 | by Khadar Ifiye
kulanka Golaha wasiirada Jubaland

Kulanka Golaha wasiirada Jubaland oo looga hadlay amniga & xaalada abaaraha

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo looga hadlay qodobo kala duwan.…

July 7, 2022 | by Khadar Ifiye

Madaxweynaha Jubaland oo sheegay in guud ahaan dalka ay ka jirto abaar daran

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta furay kalfadhiga afraad ee golaha wakiilada Jubaland. Madaxweynaha ayaa khudbad u…

July 6, 2022 | by Khadar Ifiye

Ergayga arimaha abaraaha oo booqday kaamamka barakacayaasha ee Baardheere

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS U qaabilsan arimaha gurmadka oo ay wehliyaan Qaar kamid ah gudiga gurmadka abaaraha iyo…

July 4, 2022 | by Khadar Ifiye

Jubbaland oo sheegtay iney baareyso ciidan xasuuq u geystay dad shacab ah

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa si kulul uga hadlay wararka sheegaya in ciidamada Jubbaland iyo kuwa Danab…

July 3, 2022 | by Khadar Ifiye

Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay wakiilada hay’adaha ka howlagala deegaanada Jubaland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa la kulmay wakiilada hay’adaha kala duwan ee ka howlagala deegaanada Jubaland. Kulankan…

July 2, 2022 | by Khadar Ifiye

Nin ka tirsan Al Shabaab oo lagu dilay Degmada Baardheere

Askari ka tirsan Ciidanka Nabad Sugidda ayaa xalay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ku dilay nin ka tirsanaa Ururka Al…

July 2, 2022 | by Khadar Ifiye
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 3
  • Go to page 4
  • Go to page 5
  • Go to page 6
  • Go to page 7
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 29
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd