Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Jubbaland ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku fulisay labo Askari oo horay dilal kala…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Jubbaland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay labo nin oo lagu eedeeyay in ay…
Weerar ku bilowday Qarax ismiidaamin ah ayaa lagu qaaday hotel lagu magacaabo Tawakal oo ku yaalla magaalada Kismaayo ee xarunta…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmo Xeebeedka Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweynaha…
Dab khasaare hantiyadeed oo lixaad leh gaystay ayaa xalay burburiyay qeyb kamid ah suuqa wayn ee magaalada Kismaayo. Maamulka iyo…
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta Jubbaland ayaa isku diyaarinaya in ay qaadeen howlgal argagixisada Al-shabaab looga xoreynayo deegaanada maamulkaas,…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee Golaha wasiirada Jubaland oo diirada lagu saarayay…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka JFS ee laga soo doortay Jubaland iyo qaar kamid…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Axmed Maxamed Islaan ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho. Wasiirada arrimaha gudaha, amniga…
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa howlgalo qorsheysan oo ay ka sameeyeen deegaanada Yaaq Bishaar, Buulaxaaji, kanjaroon…
Jubbaland ayaa awaamiir adag ka soo saartay hubka lagu dhex qaato Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland, ka dib markii…
Qaar kamid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda Jubaland ayaa maanta oo isniin ah shir isugu yimid magaalada Muqdisho, waxaana ay…
Golaha wakiilada Jubbaland ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta baarlamaanka ee magaalada Kismaayo, kaad oo ahaa kalfadhigii afaraad fadhigiisii shanaad…
Waxaa muddooyinkii danbe xanuun la ildarnaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaan, kaas oo hadda xaaladiisa caafimaad soo hagaageyso,…
Mas’uuliyiinta amniga ee maamul goboleedka Jubaland ayaa faah-faahin ka bixiyey ciidamo ka socday dhinaca Itoobiya oo dhaqdhaqaaqyo cusub ka sameeyey…