Labo ka mid ah diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa Jimcihii duqeeyay xarumo kaydka hub iyo rasaasta oo ku yaalla dalka Suuriya,…
Hogaamiyayaasha Midowga Yurub ayaa kulankoodii khamiistii shalay ku baaqay “in la furo wadooyin bini’aadantinimo iyo in la hakiyo dagaalka Gaza”…
Waxaa maalintii labaad galay kulanka deg dega ah oo uu Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ka yeelanayo xaalada…
Iran oo sheegtay in Mareykanka uusan ka badbaadi doonin cawaaqib xumada ka dhalata Xasuuqa Falastiin
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran, Hossein Amir-Abdollahian, ayaa Kulanka Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ka sheegay haddii aargoosiga…
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa markii 3aad ku fashilay inay qaraar kasoo saaraan xaalada Qaza. Mareykanka oo Arbacadii golaha…
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan ayaa ku tilmaamay Xamaas “Urur Xoriyad u dagaalan” iyo Mujaahidiin, wuxuuna ku cambaareeyay reer galbeedka…
Ciidanka Israa’iil ayaa Khamiistii sheegay in ciidamadoodu ay xalay fuliyeen “Weerar kooban” iyaga oo isticmaalaya taangiyo isla markaana gudaha u…
Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhintay 13 kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar nin hubeysan ka geystay magaalada Lewiston…
Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa Arbacadii u doortay afhayeenkooda Mike Johnson oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga, oo ah xildhibaan aan khibrad…
Xaaskii, wiil iyo gabadh uu dhalay Wael Al-Dahdouh, oo ahaa madaxii xafiiska Aljazeera ee Qaza, ayaa lagu dilay weerar cirka…
Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in lagu qasbi karo in ay joojiso hawlgallada gargaarka ee Gaza maanta oo Arbaca…
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay inay jireen “xadgudub cad” oo ka dhan ah sharciga bini’aadantinimo ee…