Dagaal afar maalmood ka socday gobolka Jonglei ee bariga Suudaanta Koofureed ayaa lagu dilay 56 qof, kadib markii dhallinyaro ka…
Wafdi ka socda dowladda federaalka Itoobiya ayaa Isniintii booqasho ku tagay caasimadda gobolka Tigray ee ay colaaduhu aafeeyeen, si ay…
Malaayiin qof ku kala nool waddaamda Mareykanka iyo Canada ayaa ku xayiran guryahooda xilli qabow aad u daran iyo dabeylo…
Taliban ayaa soo saartay amar haweenka Afgaanistaan looga mamnuucay in ay u shaqeeyaan hay’adaha aan dowliga ahayn. Hoggaamiyaasha Islaamiga ah…
Madaxweynihii hore ee Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa u safri doona gobolka Tigray ee Itoobiya si uu u kormeero heshiiskii nabadeed…
Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelenskyy ayaa gaaray Magaalada Washington ee dalka Mareykanka, waana safarkiisii ugu horreyay ee uu ku taggo…
Qaar kamdi ah bangiya gobolka Tigray ee Itoobiya ayaa markii ugu horreysay dib u bilaabay adeegyadii dadweynuhu ay ka heli…
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa lagu wadaa inuu maanta oo arbaca ah booqasho ku tago caasimada dalka Mareykanka ee Washington,…
Tirada dhimashada ee dadka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa sii kordheysa kadib roobab mahiigaan ah iyo fatahaado xooggan oo…
Maxkamad ku taalla magaalada Tehran ee dalka Iran ayaa 400 oo qof ku xukuntay xabsi gaadhaya illaa 10 sannadood, ka…
Galbeedka Magaalada Dublin ee Caasimada dalka Ireland waxaa lagu dilay wiil dhalinyaro ahaa oo lagu magacaabo Maxamed Ilyaas. Marxuumka oo…
Ukraine waxay si isdaba joog ah u codsaneysey inay hesho nidaamka difaaca hawada ee Patriot ee ugu horumarsan ee maanta…