Xukuumadda Federaalka ee Soomaliya ayaa ka hadashay waxa hortaagan in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah si…
Roob saacadihii la soo dhaafay si xiriir ah uga da’ayay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhashay daadad…
Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa uga digay dalka Uganda inuu dhaqangalo sharciga ka dhanka ah dadka isku jinsiga ah taas…
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa warbixin looga dhageystay…
Dawladda Imaaraarka Carabta ayaa maanta gaadiid nooca dagaalka ku wareejisay Dowlad goboleedka Jubbaland. Gaadiidkan ayaa la sheegay inay ka qeyb…
Ciidamada Danab ee xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Nabad-sugidda Jubaland ayaa howlgal ay si wadajir ah uga fuliyeen gobolka Jubada…
Wasiiru Dowlaha Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cali Xagaa iyo Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed General Sulub Axmed Firin ayaa ka qeyb…
Golaha Barlamaanka ee dalka Itoobiya ayaa liiska argagixisada ka saaray Jabhadda TPLF oo lagu diray xiligii uu dagaalki ka socday…
Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Bandhigga Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran ee uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Xamse…
Maamulka Galmudug ayaa wada diyaargarowga howlgal ka dhan ah Ururka Al-shabaab ee degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud. Guddoomiyaha Degmada Ceelbuur,…
Antony Blinken, Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka ayaa sheegay in xubno ka tirsan ciidamada milateriga ee Ethiopia ee ENDF, ciidamada…
Ilaah ha u naxariistee waxaa xaley magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland lagu dilay Cabdilaahi Cali Axmed Tarabi oo ahaa wiil…