Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in Dalkiisa aanay Ukraine siin doonin Diyaaradaha Dagaalka ee Casriga ah ee F-16 si…
Dawlada Soomaaliya ayaa maanta martigelineysa shir ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Wasiiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidammada ee dalalka Kenya, Djibouti…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne kaas oo kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Degmada…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya ayaa 8 sano oo xabsi ciidan ah ku xukuntay Fartuun Cabdirashiid Xuseen oo…
Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhimatay halka in ka badan 90 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen qarax ka…
Deegaanka Gariley oo dhaca xadka gobolka Gedo la wadaago dalka Kenya ayaa waxaa la soo sheegayaa in sideed qof ay…
Koox ka mid ah aqoonyahanada iyo indheergaradka Gobolada SSC oo ku sugan qaarada Yurub ayaa dacwad ka dhan ah maamulka…
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Jabuuti Xasan Cumar Maxamed (Burhaan) ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka waxaana soo dhoweeyay…
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Daraawiishta Galmudug iyo kuwa deegaanka ayaa toddobaadkii saddexaad howlgallo ka wada Gobolka Mudug. Howlgalladda ayaa…
In Somalia, al-Qaida-affiliated militant group al-Shabab has been on a gradual retreat for months, and this could be the beginning…
Qarax noociisu yahay miinada dhulka lagu aaso ayaa maanta ka dhacay degaanka Kala-bayr ee Gobolka Bari. Qaraxa ayaa ka dhacay…
Dowladda Soomaaliya, ayaa maanta sheegtay in Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), ay howlgal ku dishay xubno katirsan kooxda…