Xukuumadda Somaliland iyo labada xisbi mucaarad ayaa maanta gaaray heshiis cusub, oo ku saabsan xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood ee…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta heshiis dhul loogu asteeyay Xafiiska Qaramada Midoobay la saxiixday kusimaha Ergeyga Gaarka ee…
Kabtan Cabdillaahi Sugaal oo ahaa taliye Saldhig Boolis oo ku yaalla Magaalada Hargeysa ayaa maydkiisa laga heley xafiiskiisa oo uu…
Isimada dhaqanka ee SSC oo ka hadlay xaaladda Laascaanood ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan Xabad-joojinta ay ku dhawaaqday Somaliland.…
Dagaalka ka Magaalada Laascaanood ee u dhexeeya ciidanka Somaliland iyo dadka deegaanka ayaa galay maalintii lixaad, iyadoo aysan dhaqangelin xabbad-joojin…
Wasiirada Arrimaha Gudaha, Warfaafinta, Difaaca iyo Xannaanada Xoolaha oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Caynaba ayaa ku dhawaaqay Xabad joojin…
The ongoing conflict in the city of Lascanood in Sool region, which has entered the 5th day, has resulted in…
Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaa maalintii shanaad oo xiriir ah ka socda dagaal culus, kaas oo u dhaxeeya…
The presidents of Kenya and Eritrea have wrapped up two days of talks by agreeing to remove visa requirements for…
Madaxweyneyaasha Kenya iyo Eritrea oo kulamo kala duwan maalmihii lasoo dhaafay ku lahaa magaalada Nairobi ayaa ku heshiiyay qodobo ay…
Waxaa maalintii shanaad galay dagaalka ka socdo magaalada Laascaanood ee xartunta gobolka Sool iyadoo magaalada laga maqlaya hubka ay iswaydaarsanayaan…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa Shir-guddomiyey Shirka Amniga Gobolka Bari. Shirka oo ay kasoo qayb-galeen Guddiga Amniga Gobolka…