Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dagaal ka dhex qarxay Ururka Al-shabaab ee ku sugan degmada Xarardgeere ee gobolka Mudug.…
Qaraxyo badan ayaa ka dhacay caasimadda Ukraine ee Kyiv, daqiiqado kadib maalinta sanadka cusub. Weeraradii Kyiv ee maanta ayaa daba…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023 oo Todobaadkii tagay ay ansixiyeen Baarlamaanka…
Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool waxaa maalintii shanaad oo xiriir ah ka socda banaanbaxyo waaweyn oo ay dhigayaan dadka…
Askarta Eritrea oo ku dagaallamayey taageerada dowladda federaalka Itoobiya labadii sano ee dagaalka sokeeye ee gobolka Tigreega ayaa ka baxay…
Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga mucaaradka WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, oo ka hadlay xaalada Laascaanood ayaa wax laga xumaado ku…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa markii ugu horeysan muddo kadib war Qoraal ah kasoo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee…
Sheekh Bide Faarax Caalin oo kamid ahaa waxgaradka iyo Culumada magaalada Laascaanood ayay salaadii jimcaha ka dib, dileen ciidanka Somaliland…
Siyaasiyiin ka soo jeeda Puntland oo qaarkood xilal ka soo qabtay Federaalka ee Soomaalya ayaa war saxaafadeed ka soo saaray…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si buuxda Al-Shabaab ugala wareegtay deegaanada Gandarshe iyo Jilib Marka ee hoostaga magaalada Marka…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo mar kale kulan la qaatay siyaasiyiinta ku…