Magalaada Bosaso ee xarunta gobolka Bari waxaa maanta laga daah-furay is-diiwaan gelinta cod bixiyayaasha doorashada goleyaasha degaanka ee gobolada Bari,…
Khasaaraha ka dhashey weerarkii qaraxyada ahaa ee ay Al-Shabaab ku qaadeen Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, ayaa korortay iyadoo ay…
Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa degan ka dib markii ay xalay saqdii dhexe bartamaha magaalada ka bexeen ciidankii Somaliland, iyagoo fariisin…
Guddoomiyaha Gobolka Bari, Cabdirisaaq Cali Siciid Shaahdoon ayaa ka hadlay labo qarax oo caawa ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjireyaasha dalalka Maraykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Itoobiya, Wakiillada Gaarka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey kulan looga hadlayey xaaladda amniga dalka iyo cuna-qabataynta hubka…
Madaxweye Muuse Biixi oo xil ka qaadis & magacaabis ku sameeyay qaar kamid ah wasiirada xukuumadiisa
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa isku badal, xil ka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay qaar kamid ah wasiirada xukuumadiisa.…
Ilhaan Cumar oo laga doorto degmada shanaad magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa markii saddexaad loo dhaariyay xubin ka tirsan…
Laba Qarax oo ismiidaamin ah ayaa aroornimadii hore ee saaka ka dhacay degmadda Maxaas ee gobolka Hiiraan. Mid kamid ah…
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa waxba kama ka dhigay waraaq uu soo saaray Guddoomiyaha Gobolka…
Gudoonka gobolka Bari ayaa soo saaray amarro ka dhan ah shirarka siyaasadeed ee ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlay xaaladda Laacsaanood ayaa sheegay in Somaliland ay diyaar u tahay in ay…