Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubaland. Madaxweyne…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray wadada Laacdheere – Rabaable ee Gobolka Nugaal taasi oo dhan 14 KM,…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo…
Xildhibaanada Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya oo maanta lagu waday inay kulanoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa markii ugu horeysay ka hadlay weerarkii ka dhacay hotelka Villa Rays…
Afhayeenka Aqalka Congress-ka Maraykanka ayaa loo doortay Kevin McCarthy oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga, kadib markii uu tanaasulaad badan u…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh oo mar kale hadlay xaaladda Laascaanood ee gobolka Sool ayaa ugu baaqay Somaliland inay…
Dowladda Ukraine ayaa sheegtay inaysan macquul ahayn xabad-joojnta kumeel gaarka ah ee uu dhawaaqay Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin La-Taliyaha Madaxa…
Ururka Al-Shabaab ayaa dib u qabsaday deegaanka Hilowle Gaab ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kadib markii ay saaka weerar ku qaadeen…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo golaha Wasiirada amray in la joojiyo shirarka dalka dibaddiisa lagu qabto
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey shirka golaha Wasiirada oo toboadaadkiiba mar la qabto. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa…
Banaanbaxyo waa weyn oo looga soo horjeedo doorshada qof & cod ee Puntland ayaa ka dhacay magaalada Bosaso ee xarunta…