Wafdi uu hoggaamniayo Agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhaawaqay in xaalad deg deg ah la geliyay gobolka California, isagoo amar ku bixiyay…
Maxkamadda Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil toogasho ku xukuntay askari Nin shacabka ah ku dilay degmada Xamarweyne ee…
Wafdi ka socday Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya oo uu hoggaaminayey Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir muhiim…
Magaalada Muqdisho waxaa la geeyey dad badan oo dhaawacyo halis ahi ay ka soo gaareen qaraxyo shalay ka dhacay magaalada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tina Intelman…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Faransiiska, Netherlands iyo…
Gantaallada Ruushka ayaa ku dhacay magaalooyinka Kyiv iyo Kharkiv, waxay burburiyeen xarumo muhiim ah. Weriyeyaal ku sugan caasimadda ayaa maqlay…
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa bogaadiyay gulufka ballaaran, ee ay maanta Ciidamada Dowladda, kuwa Galmudug iyo xoogaga deegaanka…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya kuwa degaanka ay la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Ceel-huur…
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) oo maalmihii…
Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal ayaa howlgal ay ka sameyeen Magalooyinka Garowe iyo Burtinle gacanta ku soo dhigay Maandooriyayaasha xashiishka iyo…