Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay (General Assembly) ayaa Arbacadii shalay u codeeyey mooshin lagu cambaareenayey duulaanka Ruushka uu…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa wadahadal khadka teleefoonka ah kula yeeshay maanta oo ah…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa wadahadal khadka teleefoonka ah kula yeeshay maanta oo ah…
Agaasinka Kormeerka iyo Qiimeynta ee Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kullan Aqoon-is-weydaarsi ugu qabtay…
Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan Ururka 64aad, guutada 7aad ee qeybta 60aad ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyey tuulooyin ka tirsan…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu dhaarinayey Gudoomiyaha cusub ee…
Mustafa Mohamed, a Somali national, recounts his ordeal to find refuge in Poland following Russia’s invasion of Ukraine. Thousands of…
Ciidamada dalaayadaha ku booda ee Ruushka ayaa maanta oo Arbaca ah ka degay magaalada Kharkiv ee bariga Ukraine. Ruushka ciidamadiisa…
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdirashiid Cali, ayaa xilka u kala wareejiyay Taliyaha Cusub ee Ciidamada Madaxtooyada…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo hoggaaminayey saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Booliska ayaa maanta…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ku sameeyay diiwaangelinta musharrixiinta lix kursi,…
Magaalada Kismaayo waxaa goordhow gaaray Guddoomiyaha Guddiga qiimeynta xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubbaland Garbahaareey Cumar Maxamed Cabdulle dhageey iyo…